JAALLEJAALLE
Toyota Platz cad oo fiican
1 / 5

Toyota Platz cad oo fiican

$5,890

used_excellent
Hodan, Banaadir
460 views

Description

Toyota Platz caddaan ah oo xaalad wanaagsan ku jira. Baabuurkan waa mid dhaqso badan oo shidaal yaraan ku shaqeeya, waxaana uu ku habboon yahay qoyska yar iyo dadka doonaya baabuur fudud oo magaalada ku wareega. qarash badan ka galin. igala soo xariir telkan Axmed Yare: 618766216 Make: Toyota Model: Plitz Fuel: Petrol Transmission: Otomaatik Color: Cad