JAALLEJAALLE
Hisense Talaajad cusub
1 / 6

Hisense Talaajad cusub

$300

new
Howl-Wadag, Banaadir
1 views

Description

waa Talaajad qaadkeeda masha alah yahay oo aanan hadana sidaas u weeneen waxay ku haboon tahay qoysaska aan badneen hadana ilaa xad wax u qaadeeso waana mid ku wanaagsan in lagu isticmaalo qaboojinta raashiinka iyo qudaarta waxay kalo leedahay baraf qeebta kore ah oo freeze gareeneso waxaad galiso. waxaad naga heleesaa howl- wadaag agagaarka Somtel tel number 614242444 Shire. Type: Kitchen

Iibso Hadda