JAALLEJAALLE
Sawirro qurux badan oo derbiga lagu dhejisto
1 / 4

Sawirro qurux badan oo derbiga lagu dhejisto

$16

used
Howl-Wadag, Banaadir
161 views

Description

Sawirro qurux badan oo casri ah oo derbiga lagu dhejisto. Waxay leeyihiin qaabab kala duwan oo dahab iyo midabyo kala duwan leh, waxayna u muuqdaan kuwo cusub oo tayo sare leh.

Iibso Hadda